Tag Archives: rabshad

Go’aan Khaldan

Nimankii Ciise qabtay way ku kajameen oo garaaceen. Oo intay indhaha ka xidheen ayay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Noo sheeg, yuu yahay kan kugu dhuftay? Wax badan oo kalena ayay ku lahaayeen iyagoo caayaya. Kolkuu waagii beryay, waxaa ururay waayeelladii … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , , , , , , | Faallo u dhaaf

La Xidhay

Markaasuu baxay oo Buur Saytuun tegey sidii caadadiisu ahayd, xertiina waa raacday. Markuu meeshii joogay ayuu ku yidhi, Tukada inaydnaan jirrabaadda gelin. Markaasuu intii dhagax la tuuro ka durkay, wuuna jilba joogsaday oo tukaday, isagoo leh, Aabbow, haddaad doonaysid, koobkan … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , , , | Faallo u dhaaf

Eedeymo Been Ah

Kuwii Ciise qabtay waxay u geeyeen Kayafas oo ahaa wadaadkii sare, ilaa meeshii culimmada iyo waayeelladu ku urursanaayeen. Laakiin Butros baa meel fog ka soo daba socday ilaa barxadda wadaadkii sare, wuuna galay oo askartii la fadhiistay inuu ugudambaysta arko. … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Waa La Xiray

Markaasaa Ciise la yimid iyaga meel Getsemane la odhan jiray, oo wuxuu xertii ku yidhi, Halkan fadhiista intii aan halkaas tegayo oo ku soo tukanayo. Oo wuxuu watay Butros iyo labada wiil oo Sebedi, oo wuxuu bilaabay inuu calool xumaado … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Saaxiibka

Goortii Ciise amarkiisa u dhammeeyey laba iyo tobankii xertiisa ahaa, waxaa dhacay inuu meeshaas ka noqday inuu magaalooyinkooda wax ku baro oo ku wacdiyo. Goortii Yooxanaa xabsiga ka maqlay shuqulladii Masiixa, laba xertiisii ah ayuu u soo diray oo ku … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Waa La Xiray

Ciise markuu waxyaalahaas yidhi wuu la baxay xertiisii oo kala gudbay Tog Qidroon, meeshay ku tiil beer uu galay, isaga iyo xertiisiiba. Yuudasna, kii gacangeliyey, meeshaas wuu garanayay, waayo, Ciise marar badan ayuu meeshaas xertiisii la tegi jiray. Haddaba Yuudas … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Isku Daygii Dil

Markaannu Yeruusaalem nimidna walaalihii farxad bay nagu soo dhoweeyeen. Maalintii ku xigtayna Bawlos oo nala socda ayaannu waxaannu u tagnay Yacquub; waayeelladii oo dhammuna way joogeen. Markuu iyagii salaamay dabadeedna, mid mid buu ugu sheegay waxyaalihii Ilaah dadka aan Yuhuudda … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Qalalaasaha Ka Jira Magaalada

Haddaba waxaa wakhtigaas kacday rabshad aan yarayn oo ku saabsan Jidka. Maxaa yeelay, ninkoo Deemeetriyos la odhan jiray oo lacagtume ahaa, oo macbudyo yaryar oo Di’ana lacag ka samayn jiray, wuxuu sancaawiyadii u keeni jiray faa’iido aan yarayn; kuwaasoo uu … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Aad Buu U Ooyay

Ciise baxay oo Buur Saytuun tegey sidii caadadiisu ahayd, xertiina waa raacday. Markuu meeshii joogay ayuu ku yidhi, Tukada inaydnaan jirrabaadda gelin. Markaasuu intii dhagax la tuuro ka durkay, wuuna jilba joogsaday oo tukaday, isagoo leh, Aabbow, haddaad doonaysid, koobkan … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Dhulka Oo Dhammu Gudcur Buu Ahaa

Markaasaa askartii isaga geeyeen barxaddii dhexdeeda, taasoo la odhan jiray Baraytoriyon, waxayna isugu yeedheen askartii oo dhan. Waxay u geliyeen dhar guduudan, oo taaj ayay qodxan uga texeen, oo madaxiisay saareen. Markaasay salaameen oo waxay ku yidhaahdeen, Nabad, Boqorka Yuhuuddow. … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf