- Follow Nabad Iyo Jacayl on WordPress.com
-
Qoraallo Cusub
- Sharaxaada
- Doorashada Hogaamiye
- Lama Filaan Ah
- Iyaga Cafi
- Go’aan Khaldan
- La Xidhay
- Ballanqaad Cusub
- Iska Jir
- Ku Saabsan Mustaqbalka
- Hal Su’aal
- Dabaaldeg Weyn
- Badbaadinta
- Way Fahmi Waayeen
- Wax Baa Ka Maqan
- Ha Is Dhiibin
- Sida Hillaac
- Mahadnaq
- Wax Wanaagsan
- Aaminnimo
- Lumay oo La Helay
- Caqabadda
- Casuumada
- La Sii Daayay
- Fursadii Ugu Dambaysay
- Diyaarso
- Ha Welwelin
- Iftiin Buuxa
- Gebi Ahaanba Khalad
- Kaliya Weydii
- Doorashada Ugu Fiican
- Qalbigaaga Oo Dhan
- Sida Hillaac
- Dib Ha U Eegin
- Weynaanta Runta Ah
- Isbeddel Weyn
- In Ka Badan Oo Ku Filan
- Yaab Weyn
- Dhibaatooyin Aad U Weyn
- Qoyskiisa
- Jacayl Weyn
- La Arkay Oo La Maqlay
- Ha Ooyin
- Nin Wanaagsan
- Isagu Waa U Roon
- Caqliga Wanaagsan
- Jambo Jipya
- Ha Baqin
- Isaga Oo Raadinaya
- Isku Day Dil
- Halgankii
Tag Archives: jawaab
Ku Saabsan Mustaqbalka
Wayna dayayeen, oo ay u soo direen jaajuusiin iska dhigaya dad xaq ah, si ay hadalkiisa ugu qabtaan, oo ay ugu gacangeliyaan talada iyo amarka taliyaha. Markaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, waxaannu og nahay inaad si hagaagsan wax u … Sii akhri
Qalbigaaga Oo Dhan
Mid sharciga yaqaan ayaa istaagay oo jirrabay, isagoo leh, Macallimow, maxaan sameeyaa si aan ku dhaxlo nolosha weligeed ah? Wuxuu ku yidhi, Maxaa sharciga ku qoran? Sidee baad u akhridaa? Isagaa u jawaabay oo ku yidhi, Waa inaad Rabbiga Ilaahaaga … Sii akhri
Isbeddel Weyn
Intuu keli ahaan u tukanayay, ayaa xertiisii la joogtay, markaasuu weyddiiyey isagoo leh, Dadkii badnaa yay igu sheegaan? Way u jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Yooxanaa Baabtiisaha; qaar kalena waxay yidhaahdeen, Eliyaas, qaarna waxay yidhaahdeen, Nebi nebiyadii hore ah oo soo … Sii akhri
La Arkay Oo La Maqlay
Yooxanaa xertiisa ayaa waxaas oo dhan uga warrantay. Markaasaa Yooxanaa wuxuu u yeedhay laba xertiisii ah oo Ciise u soo diray, oo ku yidhi, Miyaad tahay kan imanaya mise mid kalaannu dhawrnaa? Nimankii goortay u yimaadeen, waxay ku yidhaahdeen, Yooxanaa … Sii akhri
Maxaan Sameeyaa?
Waxay ahayd sannaddii shan iyo tobnaad oo Tiberiyas Kaysar boqranaa, markii Bontiyos Bilaatos xukumi jiray Yahuudiya, oo Herodos taliye u ahaa Galili, walaalkiis Filibosna taliye u ahaa Ituraya iyo dalkii Tarakhoonitis, oo Lusaniyas taliye u ahaa Abilene, oo Annas iyo … Sii akhri
Qalad Weyn
Aroortii kolkiiba wadaaddadii sare waxay la wada hadleen waayeelladii iyo culimmadii iyo shirkii oo dhan. Ciisena way xidheen oo kaxeeyeen oo waxay u dhiibeen Bilaatos. Bilaatos wuxuu weyddiiyey, Ma Boqorka Yuhuudda baad tahay? Wuu u jawaabay oo ku yidhi, Waad … Sii akhri
Eedeymo Been Ah
Ciisena waxay u geeyeen wadaadkii sare, waxaana u soo ururay wadaaddadii sare iyo waayeelladii iyo culimmadii. Butros baa meel fog ka soo daba socday, oo wuxuu galay barxadda wadaadkii sare oo la fadhiistay askartii, dabkana ayuu kulaalay. Wadaaddadii sare iyo … Sii akhri
Jawaab La Yaab Leh
Mar kale ayay Yeruusaalem yimaadeen. Oo goortuu macbudkii dhex marayay waxaa u yimid wadaaddadii sare iyo culimmadii iyo waayeelladii. Markaasay waxay ku yidhaahdeen, Amarkee baad waxan ku samaysaa? Yaa amarkan ku siiyey inaad waxan ku samayso? Ciise ayaa u jawaabay … Sii akhri
Aqoonsiga
Markaasay yimaadeen Beytsayda. Oo waxay u keeneen nin indha la’ oo ay ka baryeen inuu taabto. Markaasuu ninkii indhaha la’aa gacanta qabtay, oo tuulada dibadda uga saaray, oo goortuu indhaha kaga tufay oo gacmihiisii saaray, wuxuu weyddiiyey, Wax ma arkaysaa? … Sii akhri
Go’aan Xun
Goortii aroortii la gaadhay wadaaddadii sare iyo waayeelladii dadka oo dhan ayaa Ciise wax ka gees ah ka wada hadlay si ay u dilaan. Markaasay xidheen oo kaxeeyeen, oo waxay u dhiibeen taliyihii Bilaatos ahaa. Markaas Yuudas, oo ahaa kii … Sii akhri