Tag Archives: khiyaamo

La Xidhay

Markaasuu baxay oo Buur Saytuun tegey sidii caadadiisu ahayd, xertiina waa raacday. Markuu meeshii joogay ayuu ku yidhi, Tukada inaydnaan jirrabaadda gelin. Markaasuu intii dhagax la tuuro ka durkay, wuuna jilba joogsaday oo tukaday, isagoo leh, Aabbow, haddaad doonaysid, koobkan … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , , , | Faallo u dhaaf

Ballanqaad Cusub

Waxaa soo dhowaatay Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn oo la yidhaahdo Kormaridda. Markaasaa wadaaddadii sare iyo culimmadii waxay dooneen si ay u dilaan isaga, waayo, dadka ayay ka baqeen. Markaasaa Shayddaanku wuxuu galay Yuudas, kan Iskariyod la odhan jiray, isagoo ka mid ah … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , , , | Faallo u dhaaf

La Khiyaamay

Markaasay yimaadeen meel Getsemane la odhan jiray, wuxuuna xertiisii ku yidhi, Halkan fadhiista intii aan soo tukanayo. Oo wuxuu watay Butros iyo Yacquub iyo Yooxanaa, oo wuxuu bilaabay inuu calool xumaado oo tiraanyoodo. Markaasuu ku yidhi, Naftaydu aad bay u … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Ballanqaadka Cusub

Maalinta ugu horraysay oo Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn, goortii neefka Kormaridda la gowraco ayaa xertiisii ku tidhi, Xaggee baad doonaysaa inaannu tagno oo ku diyaargarayno inaad cuntid cashada Iidda Kormaridda? Wuxuu diray laba xertiisii ah oo ku yidhi, Magaalada gala, oo waxaa … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Muujinta Jacaylka

Laba maalmood dabadeed waxaa jiray Iiddii Kormaridda iyo Iiddii Kibistii-aan-khamiirka-lahayn. Wadaaddadii sare iyo culimmadii waxay doonayeen si ay khiyaano ugu qabtaan oo ay u dilaan. Waayo, waxay yidhaahdeen, Yaanay noqon wakhtiga iidda si aan rabshad dadka uga dhex kicin. Ciise … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Waa La Xiray

Markaasaa Ciise la yimid iyaga meel Getsemane la odhan jiray, oo wuxuu xertii ku yidhi, Halkan fadhiista intii aan halkaas tegayo oo ku soo tukanayo. Oo wuxuu watay Butros iyo labada wiil oo Sebedi, oo wuxuu bilaabay inuu calool xumaado … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Ficil Jacayl

Waxaa dhacay goortii Ciise hadalladan oo dhan dhammeeyey, inuu xertiisii ku yidhi, Waxaad og tihiin laba maalmood dabadeed inay tahay Iiddii Kormaridda, oo Wiilka Aadanaha waxaa loo gacangelinayaa in iskutallaabta lagu qodbo. Markaasaa wadaaddadii sare iyo waayeelladii dadka waxay isku … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Adkeyso Ilaa Dhamaadka

Markaasuu wuxuu u yeedhay laba-iyo-tobankii xertiisa ahaa oo wuxuu siiyey amar ay jinniyo wasakh leh ku saaraan oo ay bugto walba iyo cudur walba ku bogsiiyaan. Laba-iyo-tobanka rasuul magacyadoodu waa kuwan, Kan ugu horreeyaa waa Simoon, kan Butros la odhan … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Waa La Xiray

Ciise markuu waxyaalahaas yidhi wuu la baxay xertiisii oo kala gudbay Tog Qidroon, meeshay ku tiil beer uu galay, isaga iyo xertiisiiba. Yuudasna, kii gacangeliyey, meeshaas wuu garanayay, waayo, Ciise marar badan ayuu meeshaas xertiisii la tegi jiray. Haddaba Yuudas … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Jacayl Kaamil Ah

Iidda Kormaridda horteed Ciise wuxuu garanayay inay timid saacaddiisii uu dunidan ka tegi lahaa ilaa Aabbaha, oo siduu u jeclaa kuwiisii dunida joogay, ayuu u jeclaa tan iyo dhammaadka. Ibliiska ayaa markii hore qalbiga Yuudas Iskariyod ina Simoon geliyey inuu … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf