Tag Archives: xabsi

Go’aan Khaldan

Nimankii Ciise qabtay way ku kajameen oo garaaceen. Oo intay indhaha ka xidheen ayay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Noo sheeg, yuu yahay kan kugu dhuftay? Wax badan oo kalena ayay ku lahaayeen iyagoo caayaya. Kolkuu waagii beryay, waxaa ururay waayeelladii … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , , , , , , | Faallo u dhaaf

Dhimashada Xabsiga

Meeshaas ayuu ka tegey oo waddankiisii yimid, xertiisiina way soo raaceen. Goortii sabtida la gaadhay ayuu bilaabay inuu sunagogga wax ku baro; dad badan oo maqlayaana way la yaabeen, oo waxay yidhaahdeen, Ninkanu xaggee buu waxyaalahan ka helay? Oo xigmaddan … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Xabsi Lagu Tuuray

Oo waxaa dhacday, markii aannu u sii soconnay meeshii lagu tukan jiray, in ay naga hor timid gabadh jinni wax sheega qabtaa, taasoo waxsheegiddeeda faa’iido badan ugu keeni jirtay sayidyadeeda. Taasaa Bawlos iyo annaga na soo raacday, wayna qaylisay iyadoo … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Is Diyaari

Waxay ahayd sannaddii shan iyo tobnaad oo Tiberiyas Kaysar boqranaa, markii Bontiyos Bilaatos xukumi jiray Yahuudiya, oo Herodos taliye u ahaa Galili, walaalkiis Filibosna taliye u ahaa Ituraya iyo dalkii Tarakhoonitis, oo Lusaniyas taliye u ahaa Abilene, oo Annas iyo … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Dhimashada Xabsiga

Meeshaas ayuu ka tegey oo waddankiisii yimid, xertiisiina way soo raaceen. Goortii sabtida la gaadhay ayuu bilaabay inuu sunagogga wax ku baro; dad badan oo maqlayaana way la yaabeen, oo waxay yidhaahdeen, Ninkanu xaggee buu waxyaalahan ka helay? Oo xigmaddan … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Dhimashada Xabsiga

Kolkii Ciise masaalladan dhammeeyey, ayuu halkaas ka tegey. Oo markuu waddankiisa yimid, ayuu sunagoggooda wax ku baray, sidaa darteed way yaabeen oo yidhaahdeen, Ninkanu xaggee buu ka helay xigmaddan iyo shuqulladan xoogga leh? Kanu miyaanu ahayn wiilkii nijaarka? Miyaan hooyadiis … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Khatar Joogto Ah

Haddana waxaan leeyahay, Qofna yaanu doqon ii malayn, laakiin haddaad ii malaysaan, weliba sida doqon ii qaata inaan aniguna in yar faano. Waxaan ku hadlayo ugu hadli maayo sida Rabbigu doonayo, laakiin si doqonnimo ah iyo si geesinimadan faanka ah … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Sharraxaaddiisa

Markay u dhowayd in Bawlos qalcaddii la keeno ayuu sirkaalkii sare ku yidhi, Ma ii suurtowdaa inaan wax ku idhaahdo? Markaasuu ku yidhi, Af Gariig ma taqaan? Haddana miyaanad ahayn Masrigii maalmahan hortoodii rabshad kiciyey oo afarta kun oo nin … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Xabsiga Loogu Riday

Oo waxaa dhacday, markii aannu u sii soconnay meeshii lagu tukan jiray, in ay naga hor timid gabadh jinni wax sheega qabtaa, taasoo waxsheegiddeeda faa’iido badan ugu keeni jirtay sayidyadeeda. Taasaa Bawlos iyo annaga na soo raacday, wayna qaylisay iyadoo … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Badbaadiyay Xabsiga

Haddaba wakhtigaas boqorkii Herodos ahaa ayuu wuxuu gacmihiisa u fidiyey inuu dhibo qaar ka mid ah kuwa kiniisadda. Wuxuuna seef ku dilay Yacquub oo ahaa Yooxanaa walaalkiis. Oo markuu arkay inay ka farxisay Yuhuuddii, ayuu weliba ku daray inuu soo … Sii akhri