- Follow Nabad Iyo Jacayl on WordPress.com
-
Qoraallo Cusub
- Sharaxaada
- Doorashada Hogaamiye
- Lama Filaan Ah
- Iyaga Cafi
- Go’aan Khaldan
- La Xidhay
- Ballanqaad Cusub
- Iska Jir
- Ku Saabsan Mustaqbalka
- Hal Su’aal
- Dabaaldeg Weyn
- Badbaadinta
- Way Fahmi Waayeen
- Wax Baa Ka Maqan
- Ha Is Dhiibin
- Sida Hillaac
- Mahadnaq
- Wax Wanaagsan
- Aaminnimo
- Lumay oo La Helay
- Caqabadda
- Casuumada
- La Sii Daayay
- Fursadii Ugu Dambaysay
- Diyaarso
- Ha Welwelin
- Iftiin Buuxa
- Gebi Ahaanba Khalad
- Kaliya Weydii
- Doorashada Ugu Fiican
- Qalbigaaga Oo Dhan
- Sida Hillaac
- Dib Ha U Eegin
- Weynaanta Runta Ah
- Isbeddel Weyn
- In Ka Badan Oo Ku Filan
- Yaab Weyn
- Dhibaatooyin Aad U Weyn
- Qoyskiisa
- Jacayl Weyn
- La Arkay Oo La Maqlay
- Ha Ooyin
- Nin Wanaagsan
- Isagu Waa U Roon
- Caqliga Wanaagsan
- Jambo Jipya
- Ha Baqin
- Isaga Oo Raadinaya
- Isku Day Dil
- Halgankii
Tag Archives: bogsiin
Way Fahmi Waayeen
Laba-iyo-tobankii ayuu watay oo ku yidhi, Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem, oo wax walba oo nebiyadu qoreen ayaa Wiilka Aadanaha u noqon doona. Waayo, isaga waxaa loo dhiibi doonaa dadka aan Yuhuudda ahayn, waana lagu kajami doonaa, oo la caayi doonaa, … Sii akhri
Mahadnaq
Wuxuu xertiisii ku yidhi, Ma suurtowdo inaan xumaantu iman, laakiin waa u hoog kan ay xumaantu ka timaado. In qof yaryarkan midkood xumeeyo, waxaa uga roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda lagu tuuro. Iska dhawra. Walaalkaa hadduu dembaabo, … Sii akhri
Casuumada
Maalin sabti ah markuu galay mid ka mid ah kuwa Farrisiinta u sarreeya gurigiisa inuu kibis cuno, waxaa dhacay inay fiirinayeen. Oo bal eeg, waxaa hortiisa joogay nin uurweynaad qaba. Markaasaa Ciise u jawaabay oo kuwii sharciga yiqiin iyo Farrisiintii … Sii akhri
La Sii Daayay
Maalin sabti ah sunagogyada midkood ayuu wax ku barayay. Oo bal eeg, waxaa joogtay naag siddeed iyo toban sannadood cudur qabtay, wayna isku soo jabnayd, mana ay kari karin inay istoosiso. Ciise goortuu arkay, ayuu u yeedhay oo ku yidhi, … Sii akhri
Gebi Ahaanba Khalad
Wuxuu saarayay jinni carrab la’. Waxaana dhacay goortuu jinnigii baxay inuu kii carrabka la’aa hadlay, dadkiina way yaabeen. Laakiin qaarkood ayaa yidhi, wuxuu jinniyada ku saaraa Be’elsebul oo ah madaxda jinniyada. Markaasaa kuwa kale oo jirrabaya waxay ka doonayeen inuu … Sii akhri
In Ka Badan Oo Ku Filan
Laba-iyo-tobankii ayuu isugu yeedhay, wuxuuna siiyey xoog iyo amar ay jinniyada oo dhan ku saaraan oo ay cudurro ku bogsiiyaan. Wuuna diray inay boqortooyadii Ilaah ku wacdiyaan dadka oo ay bogsiiyaan kuwa buka. Wuxuuna ku yidhi, Waxba safarka ha u … Sii akhri
Yaab Weyn
Markii Ciise noqday ayaa dadkii badnaa farxad ku qaatay, waayo, way wada sugayeen. Oo bal eeg, waxaa yimid nin Yayros la odhan jiray, oo taliyaha sunagogga ahaan jiray. Wuxuuna isku riday Ciise cagihiisa oo ka baryay inuu gurigiisa galo. Waayo, … Sii akhri
Dhibaatooyin Aad U Weyn
Maalmahaas middood waxaa dhacay inuu doonni fuulay isaga iyo xertiisiiba, wuxuuna iyaga ku yidhi, Dhanka kale oo badda aan u gudubno, goortaasay dhaqaaqeen. Laakiin intay socdeen ayuu seexday, oo waxaa baddii ku soo dhacay duufaan weyn oo dabayl ah; doonnidiina … Sii akhri
La Arkay Oo La Maqlay
Yooxanaa xertiisa ayaa waxaas oo dhan uga warrantay. Markaasaa Yooxanaa wuxuu u yeedhay laba xertiisii ah oo Ciise u soo diray, oo ku yidhi, Miyaad tahay kan imanaya mise mid kalaannu dhawrnaa? Nimankii goortay u yimaadeen, waxay ku yidhaahdeen, Yooxanaa … Sii akhri
Ha Ooyin
Goortuu hadalladiisa ku dhammeeyey dadka dhegaysadkooda ayuu Kafarna’um galay. Boqol-u-taliye addoonkiisii uu jeclaa ayaa bukay oo dhimashuu u dhowaa. Goortuu maqlay wax Ciise ku saabsan, ayuu waayeelladii Yuhuudda u diray isaga, oo ka baryay inuu yimaado oo addoonkiisa bogsiiyo. Goortay … Sii akhri