- Follow Nabad Iyo Jacayl on WordPress.com
-
Qoraallo Cusub
- Sharaxaada
- Doorashada Hogaamiye
- Lama Filaan Ah
- Iyaga Cafi
- Go’aan Khaldan
- La Xidhay
- Ballanqaad Cusub
- Iska Jir
- Ku Saabsan Mustaqbalka
- Hal Su’aal
- Dabaaldeg Weyn
- Badbaadinta
- Way Fahmi Waayeen
- Wax Baa Ka Maqan
- Ha Is Dhiibin
- Sida Hillaac
- Mahadnaq
- Wax Wanaagsan
- Aaminnimo
- Lumay oo La Helay
- Caqabadda
- Casuumada
- La Sii Daayay
- Fursadii Ugu Dambaysay
- Diyaarso
- Ha Welwelin
- Iftiin Buuxa
- Gebi Ahaanba Khalad
- Kaliya Weydii
- Doorashada Ugu Fiican
- Qalbigaaga Oo Dhan
- Sida Hillaac
- Dib Ha U Eegin
- Weynaanta Runta Ah
- Isbeddel Weyn
- In Ka Badan Oo Ku Filan
- Yaab Weyn
- Dhibaatooyin Aad U Weyn
- Qoyskiisa
- Jacayl Weyn
- La Arkay Oo La Maqlay
- Ha Ooyin
- Nin Wanaagsan
- Isagu Waa U Roon
- Caqliga Wanaagsan
- Jambo Jipya
- Ha Baqin
- Isaga Oo Raadinaya
- Isku Day Dil
- Halgankii
Tag Archives: Suugaanta
Isku Dhac
Ciise waxaa ka buuxsamay Ruuxa Quduuska ah, oo Webi Urdun ayuu ka noqday, oo Ruuxii baa cidlada u kaxeeyey. Afartan maalmood ayaa Ibliisku jirrabayay. Maalmahaasna waxba ma cunin. Goortay maalmihii dhammaadeen ayuu gaajooday. Markaasaa Ibliisku wuxuu ku yidhi, Haddaad tahay Wiilka … Sii akhri
Ilmihii
Wakhtigaas waxaa dhacay in amar ka soo baxay Kaysar Awgustus in dadka dunida jooga oo dhan la qoro. Qorniinkaas kolkii ugu horreeyey waxaa la sameeyey markii Kuranayos xukumi jiray Suuriya. Dhammaan waxay u wada tageen in la qoro, mid kastaba magaaladiisii. Yuusufna … Sii akhri
Jidkii nabadda
Maalmahaas Maryan baa kacday, oo waxay dhaqso u tagtay dhulkii buuraha lahaa ilaa magaalo ka mid ah reer Yahuudah, oo waxay gashay gurigii Sakariyas, oo salaantay Elisabed. Oo waxaa dhacay goortii Elisabed salaantii Maryan maqashay in ilmihii uurkeeda ku boodbooday; Elisabedna … Sii akhri
Doonanayd
Dad badan waxay ku dadaaleen inay soo hagaajiyaan sheeko ku saabsan wixii dhexdayada lagu sameeyey oo la hubsaday, siday noo ogeysiiyeen kuwii tan iyo bilowgii arkay oo Ereygii u shaqeeyey. Sidaa darteed anigana waxaa ila wanaagsanayd inaan, anigoo tan iyo bilowgii … Sii akhri
Sii daayay
Jacaylka walaalnimadu ha sii jiro. Ha illoobina inaad shisheeyaha marti qaaddaan, waayo, sidaas qaar baa malaa’igo u marti qaaday iyagoo aan ogayn. U xusuusta kuwa xidhan sidii idinkoo iyaga la xidhan, iyo kuwa la silciyey sidii idinkoo isku jidh ah. Guurka hala … Sii akhri
Farxad
Sidaas daraaddeed, innagoo haysanna markhaatiyaal badan oo sida daruur u weyn oo inagu wareegsan, aynu iska dhigno culays kasta iyo dembiga dhibyaraanta inoogu dhegaya, oo aynu adkaysasho ku orodno tartanka ina hor yaal, innagoo fiirinayna Ciise oo ah Bilaabaha iyo Dhammeeyaha … Sii akhri
Wax ka wanaagsan
Rumaysadku waa hubaasha waxyaalaha la rajeeyo, iyo xaqiiqaynta waxyaalaha aan la arkin. Waayo, saasaa loogu markhaati furay waayeelladii. Rumaysad ayaynu ku garanaynaa in duniyooyinka lagu abuuray erayga Ilaah, sidaas daraaddeed waxa la arko lagama samayn waxa muuqda. Haabiil rumaysad ayuu Ilaah … Sii akhri
Rajadeenna
Waayo, sharcigu wuxuu leeyahay hooska waxyaalaha wanaagsan oo iman doona, laakiin ma leh suuradda waxyaalahaas qudheeda. Oo caabudayaasha marnaba kaamil kagama uu dhigi karo allabaryo sannad walba had iyo goor la bixiyo. Haddii kale miyaan la joojiyeen in allabaryo la bixiyo? … Sii akhri
Waxyaalaha wanaagsan
Xataa axdigii hore wuxuu lahaa qaynuunno ku saabsan caabudid, iyo meel quduus ah ee dunidatan. Waayo, waxaa la dhisay taambuug; intii hore waxaa ku jiray laambadaha isku yiil, iyo miiska, iyo kibista tusniinta, oo waxaa la odhan jiray Meeshii Quduuska … Sii akhri
Ugu muhimsanaa
Waxyaalihii la yidhi wixii ugu muhimsanaa waa kan, Waxaynu leennahay wadaad sare oo caynkaas ah, kan fadhiistay midigta carshiga Weynaha jannooyinka ku jira, kan u adeega waxyaalaha quduuska ah iyo taambuugga runta ah ee Rabbigu dhisay oo aan dad dhisin. Waayo, … Sii akhri