Author Archives: Liban Hamdi

Dabaaldeg Weyn

Goortuu waxaas ku hadlay ayuu hore u socday oo Yeruusaalem tegey. Goortuu Beytfaage iyo Beytaniya ku dhowaaday ilaa buurta Buur Saytuun la yidhaahdo ayuu laba xer ah diray, isagoo leh, Tuulada idinka soo hor jeedda taga, tan goortaad gashaan aad … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , , | Faallo u dhaaf

Badbaadinta

Ciise wuxuu galay oo dhex marayay Yerixoo. Oo bal eeg, waxaa jiray nin Sakhayos la odhan jiray; kan ahaa madaxda cashuurqaadayaasha, oo hodan buuna ahaa. Wuxuuna doonayay inuu Ciise arko cid uu yahay, wuuna kari waayay dadkii badnaa aawadood, waayo, … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , | Faallo u dhaaf

Way Fahmi Waayeen

Laba-iyo-tobankii ayuu watay oo ku yidhi, Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem, oo wax walba oo nebiyadu qoreen ayaa Wiilka Aadanaha u noqon doona. Waayo, isaga waxaa loo dhiibi doonaa dadka aan Yuhuudda ahayn, waana lagu kajami doonaa, oo la caayi doonaa, … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , | Faallo u dhaaf

Wax Baa Ka Maqan

Ilmo yaryar ayay u keeneen inuu taabto, laakiin goortii xertii aragtay, ayay canaanteen. Laakiin Ciise ayaa u yeedhay oo ku yidhi, Ilmaha yaryar daaya, ha ii yimaadeene, hana diidina, waayo, kuwan oo kale ayaa ka mid ah boqortooyada Ilaah. Runtii … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , | Faallo u dhaaf

Ha Is Dhiibin

Si Ciise u tuso inay waajib ku tahay iyaga inay mar walba tukadaan oo aanay ka qalbi jabin, wuxuu iyaga kula hadlay masaal isagoo leh, Waxaa magaalo joogay xaakin aan Ilaah ka baqi jirin, ninnana aan danayn jirin. Waxaana magaaladaas … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , | Faallo u dhaaf

Sida Hillaac

Farrisiintii goortay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Goormay boqortooyada Ilaah imanaysaa? wuxuu ugu jawaabay, Boqortooyada Ilaah dhawrid ku iman mayso. Lamana odhan doono, Waa tan! ama, Waa taas! waayo, bal eega, boqortooyada Ilaah waa idinku dhex jirtaa. Markaasuu xertii ku yidhi, … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , | Faallo u dhaaf

Mahadnaq

Wuxuu xertiisii ku yidhi, Ma suurtowdo inaan xumaantu iman, laakiin waa u hoog kan ay xumaantu ka timaado. In qof yaryarkan midkood xumeeyo, waxaa uga roon in dhagaxshiid luqunta looga lalmiyo oo badda lagu tuuro. Iska dhawra. Walaalkaa hadduu dembaabo, … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , | Faallo u dhaaf

Wax Wanaagsan

Ciise ayaa ku yidhi, Sharciga iyo nebiyadu waxay jireen ilaa Yooxanaa; tan iyo wakhtigaas injiilka boqortooyada Ilaah waa lagu wacdiyey, oo mid walbaba xoog buu ku galaa. Laakiin in sharciga dhibic keliya ka dhacdo waxaa ka hawl yar in cirka … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , | Faallo u dhaaf

Aaminnimo

Haddana wuxuu xertii ku yidhi, Waxaa jiri jiray nin hodan ah oo wakiil lahaa, kan loogu ashtakeeyey inuu alaabtiisa khasaarinayay. Markaasuu u yeedhay oo ku yidhi, Waa maxay waxan kugu saabsan ee aan maqlayo? I sii xisaabtii wakiilnimadaada, waayo, hadda … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , | Faallo u dhaaf

Lumay oo La Helay

Waxaa Ciise u soo dhowaanayay cashuurqaadayaasha iyo dembilayaasha oo dhan inay maqlaan. Kolkaasay Farrisiintii iyo culimmadiiba gunuunaceen, iyagoo leh, Ninkanu dembilayaashuu soo dhoweeyaa oo wax la cunaa. Markaasuu masaalkan kula hadlay, oo ku yidhi, Ninkiinnee baa tiro ido ah leh, … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , | Faallo u dhaaf