Tag Archives: welwel

Doorashada Ugu Fiican

Intay socdeen wuxuu galay tuulo. Markaasaa qof dumar ah oo Maarta la odhan jiray ayaa gurigeeda gelisay. Waxayna lahayd walaal Maryan la odhan jiray, oo iyaduna waxay ag fadhiisatay cagihii Sayidka oo ereygiisa maqashay. Laakiin Maarta waxaa jiidanaysay hawl badan, … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , | Faallo u dhaaf

Raadinta

Sannad walba waalidkiisii waxay Yeruusaalem u tegi jireen Iiddii Kormaridda. Goortuu laba iyo toban sannadood jiray ayay aadeen sidii caadadii iiddu u ahayd. Oo goortay maalmihii dhammaysteen, oo ay noqonayeen, ayaa Ciise wiilkii ahaa ku hadhay Yeruusaalem, waalidkiisuna ma ogayn, … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , | Faallo u dhaaf

Macnaha Qarsoon

Maalintaas Ciise ayaa guriga ka baxay oo fadhiistay badda agteeda, oo waxaa u soo ururay dad faro badan, sidaa darteed doonni ayuu fuulay oo fadhiistay, dadkii badnaa oo dhammuna xeebtay taagnaayeen. Markaasuu wax badan masaallo ugu sheegay isagoo leh, Beerrey … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Ku Saabsan Guurka

Waxyaalahaad ii soo qorteen xaggooda, Waxaa nin u wanaagsan inuusan qof dumar ah taaban. Laakiin si aan loo sinaysan, nin kastaa afadiisa oo qudha ha haysto, naag kastaana ninkeeda oo qudha ha haysato. Ninku afada waxa ku qumman ha siiyo, … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Ugu Qiimaha Badan

Ciise wuxuu ku yidhi, Sidaa darteed waxaan idinku leeyahay, Ha ugu welwelina naftiinna waxaad cuni doontaan, jidhkiinnana waxaad huwin doontaan. Waayo, naftu waa ka roon tahay cuntada, jidhkuna waa ka roon yahay dharka. Tukayaasha fiiriya, waayo, waxba ma beeraan, waxna … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Ka Hadlaya Mustaqbalka

Goortuu macbudka ka baxay, xertiisa midkood ayaa ku yidhi, Eeg, Macallimow, dhagaxyada iyo dhismaha siday u weyn yihiin! Ciise wuxuu ku yidhi, Guryahan waaweyn ma arkaysaa? Halkan lagu dul dayn maayo dhagax dhagax kale dushiisa oo aan la dumin doonin. … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Quruxda Dhabta Ah

Ciise wuxuu yidhi, Maal ha ku urursanina dhulka, meesha aboorka iyo miridhku ku baabbi’iyaan, iyo meesha tuugaggu jebiyaan oo ka xadaan, laakiin maal jannada ku urursada, meesha aboorka iyo miridhku ayan ku baabbi’in iyo meesha tuugaggu ayan jebin oo ayan … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Dhulgariir

Oo waxaa dhacday, markii aannu u sii soconnay meeshii lagu tukan jiray, in ay naga hor timid gabadh jinni wax sheega qabtaa, taasoo waxsheegiddeeda faa’iido badan ugu keeni jirtay sayidyadeeda. Taasaa Bawlos iyo annaga na soo raacday, wayna qaylisay iyadoo leh, … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf