Tag Archives: midnimo

Doorashada Hogaamiye

Te’ofilosow, hadalkii hore waxaan ka qoray wax kasta oo Ciise bilaabay inuu sameeyo oo baro ilaa maalintii sare loo qaaday isaga oo ka dambaysay wakhtiguu Ruuxa Quduuskaa ku amray rasuulladii uu doortay. Markuu xanuunsaday dabadeed, iyagii ayuu isagoo nool waxyaalo … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , , , , , , , | Faallo u dhaaf

Midnimada Kala Duwanaanshaha

Walaalayaalow, dooni maayo inaad jaahil ka ahaataan waxa ku saabsan hadiyadaha Ruuxa ka yimaada. Waad og tihiin in, markaad dad aan Ilaah aaminin ahaan jirteen, laydin geeyn jiray sanamyada aan hadli karin, si laydinku geeyn jirayba. Sidaa daraaddeed waxaan idin … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Xigmad

Bawlos oo loogu yeedhay inuu doonistii Ilaah ku ahaado rasuulkii Ciise Masiix, iyo walaalkeen Soostenees, waxaannu warqaddan u qoraynaa kiniisadda Ilaah ee Korintos ku taal, kuwa quduus lagaga dhigay Ciise Masiix ee loogu yeedhay quduusiin, iyo kuwa meel kasta jooga … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , , | Faallo u dhaaf

Aqoon Iyo Garasho

Waxay ahayd Iidda Daahirinta Macbudka xagga Yeruusaalem, waxayna ahayd wakhtiga qabowga. Ciisena wuxuu dhex socday macbudka xagga Balbalada Sulaymaan. Yuhuuddu haddaba waxay isugu soo urureen hareerihiisa oo ku yidhaahdeen, Tan iyo goormaad shaki nagu sii wadi doontaa? Haddii aad Masiixa … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Waxaan Nahay Hal Qoys

Walaalayaalow, sida dadkaan u hadlayaa, In kastoo ay tahay xataa axdiga dadka, mar haddii la hubiyo, lama buriyo, waxbana laguma daro. Ballamada waxaa loo qaaday Ibraahim iyo kii ka soo farcamay. Lama odhan, Kuwa ka soo farcamay sida kuwa badan, … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Rumaysad, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Dhamaanteen Waxaan Nahay Hal Qoys

Dabadeed Ciise ayaa dadkii badnaa iyo xertiisii la hadlay, oo wuxuu ku yidhi, Culimmada iyo Farrisiinta waxay ku fadhiistaan kursiga Muuse. Haddaba wax walba oo ay idiin sheegaan inaad dhawrtaan, dhawra oo yeela, laakiin siday sameeyaan ha samaynina, waayo, wax … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Naxariis Iyo Raxmad

Haddaba sidaas daraaddeed anigoo maxbuus ku ah Rabbiga, waxaan idinka baryayaa inaad yeedhistii laydiinku yeedhay ugu socotaan si istaahil ah, idinkoo leh is-hoosaysiin iyo qalbiqaboobaan oo dhan iyo samir, oo midkiinba midka kale jacayl ugu dulqaadanayo. Ku dadaala inaad midownimada … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Xigmadda Iyo Miyirka

Anigoo Bawlos ah, oo rasuul u ah Ciise Masiix xagga doonista Ilaah, waxaan warqaddan u qorayaa quduusiinta Efesos joogta iyo kuwa aaminka ah oo Ciise Masiix ku jira. Nimco ha idinla jirto iyo nabad ka timaada Ilaaha Aabbeheenna ah iyo … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

Waxaa Jira Abaalmarin

Haddaba haddii laydinla soo sara kiciyey Masiix, doondoona waxyaalaha korka yaal, meesha uu Masiixu joogo, isagoo fadhiya midigta Ilaah. Ka fikira waxyaalaha korka yaal, hana ka fikirina waxyaalaha dhulka yaal. Waayo, idinku waad dhimateen, oo noloshiinnuna Masiixay kula qarsoon tahay … Sii akhri

Posted in Buugaagta, Jeclahay, Nolosha, Suugaanta | Tagged , , , , , | Faallo u dhaaf

La Waxyoonay